الاثنين، 18 نوفمبر 2019

WARARKA UGUDANBEYEY TODOBAADKAAN

Somaliland Oo Fowdo kabilaabatey Siiba Magaalada Hageysa Iyo Gobolada Intoda Kale Kahor Nabad Baraare Iyo Waliba Dimoqaadiyad Iyo Halki Uhanweyned Somaalida Intedi Kale Oo Iminka Kataagan Jahawarer Siyaasadeed Jabhado Iyo Marin Hawaab Eynaan Kuhaboneen Hadaba Aqriste Kadhiibo Rayigaga Sideebat U Arikta Arinkaan ??? ... MAHADSANADIIN

الجمعة، 15 نوفمبر 2019

WARARKI UGUDANBEYEY TODOBAADKAAN EE SOMAALIYA IYO KENYA

Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyne Huru Kenyata Oo Kuheshiyey Dulamaadka Tooska Ah Ee Neroobi Iyo Waliba Visaha Kenya Basaboor Somaaliga

WARARKI UGUDANBEYEY TODOBAADKAAN EE SOMAALIYA DAGAALO KASOCDA PUNTALAND

Odayaasha Gobolka Bari Iyo Madaxweyne Dani Oo Dagaal Hogan Kadhaxeyo Taasi Oo Sababtey Qasashada Maleshiya Beeleed Magaalada Bosaaso Hadaba Aqriste Sebaad U Ariktaa Arinkaas ??? Kadhiibo Rayigaga Mahadsanadin

WARARKI UGUDANBEYEY TODOBAADKAAN EE SOMAALIYA ... SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED MADAXWEYNIHI HORE EE SOMAALIYA OO HADAL WEYN KUHADLLEY OO WILI DHAARTEY SADAX MAR

Kuna Tilmaamey Dowlada Somaaliya Ee Hogaamiya Madaxweyne Farmaajo Mooriyaan Lanabixindono Hadaba Aqriste Kadhiibo Rayigaga Sebaad U Arikta Arinkaas Adigo Mumahadsan Rayigaga Suban...???